November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiirkii Siilaanyo ee warshadaha oo is casilay sheegayna in waxkasta rogan yihiin+MUUQAAL

WP_20150303_005Hargeysa–Wasiirkii Siilaayo ee warshadaha ayaa shegay in isna is casilay isagoo ku sifeeyay in maamulka Siilaanyo waxkasta oo ka soo baxaa uu qaloocan yahay sidaas awgeedna uu isku casilay. Waxa dad badan qabaan in Siilaanyo uu da, yahay aanuna ka warhayn waxa dhacaya kaliya uu saxiixo.

 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS