November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wafdigii maamulka Hargeysa u dirsaday Turkiga oo soo noqday kuna hor calaacalay saxaafada+MUUQAAL

WP_20150304_006Hargeysa–Wafdigii maamulka Hargeysa u dirsadeen in ay la soo hadlaan dawlada Somaliya ayaa Hargeysa ku soo noqday kadibna ku hor calaacalay saxaafada iyagoo sheegay in laga diiday in ay doortaan cida ay la hadlayaan ee ka imanaysa dawlada Somaliya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS