Dadweynaha Awdal ayaa si ula kaca loo wareeriyay kaadh qaadashada iyo calaacal ka soo yeeraya maayerka magaalada iyo masuuliyiin kale oo goobta at iska diiwaangeliyeen maahine meelkale ka qaatey kaadhka.
Waa gobol lagu tijaabiyo waxkasta si tiradii bugta ahayd xitaa u soo bixin. Goobaha la dhigey waraaqaha ayaa ka fog meelaha qofku iska diiwaangeliyay
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay