12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Bahda ARAABINEWS oo tacsi ka diraya geerida ku timi Deeqa Xaaji Abiib Cilmi

Bahda ARAABINEWS ayaa tacsi ka diraya geerida ku timi Deeqa Xaaji Abiib Cilmi oo xaqii ugu yimi Boorama. Waxaan tacsi gaara u direynaa dhamaan ilma Xaaji Abiib Cimi iyo seygeeda C/llaahi Yuusuf Aare.

Waxaan marxuumada RABIGA awooda leh uga baryaynaa in uu janada Fardowsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka tagteyna Samir iyo iimaan RABI ka siiyo.

AAMIINAAMIIN

ARAABINEWS