Musharax ku xigeenka Wadani Maxamed Cali iyo C/rashiid Xasan Mataan ayaa reer Awdal oo si ula kaca loo khalkhaliyay u sheegay inay iska warwareegaan cadceeda kaadhkana qaataan halka maayerku dalbadey in maalmo lagu daro.
Dadka qaar ayaa is waydiinaya in loo codeyn karo siyaasiyiin sidaasa oo dadkooda dhibka la jecel kana hadli Karin ula kaca lagu sameeyay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay