12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xubno u adkeysan waayay mugdiga xisbiga Faysal Waraabe oo mar labaad iska casiley

Xubno u adkeysan waayay mugdiga xisbiga Faysal Waraabe oo ka mar labaad iska casiley. Masuuliyiintan ayaa xalay kaadhadh loo keenay lagana casuumey shir aan looba sheegin.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS