November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Siilaanyo sharaf kuuma hadhine maamulka ku wareeji ninkan Salacalee (Saylici): xildhibaan Siiciid

Siilaanyo sharaf kuuma hadhine maamulka ku wareeji ninkan Salacalee (Saylici). Xildhiban Siciid Cilmi Rooble oo siiyay Siilanyo waanidii ugu fiicneyd xilli Siilaanyo muddo shan sano iyo badh ah uuna warba u haynin waxa ka dhacaya maamulka uu ku magacaaban yahay.



Waanadan ayaa waxay ahayd in Saylici ku bilaabo ahaydna in uu marhore la wareego maamulka.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS