Wasiir C/llaahi Dheere ayaa banaanka soo dhigey sirtii loo degay reer Awdal ee kaadh qaadashada kadib markii dadka masaakiinta la jahwareeriyay oo lagu dheel dheelay si waqtiga loo dilo loona niyadjabiyo.
Wasiirka ayaa sheegay in aan looga hadheyn fadhiidnimada iyo ula kacnimada lagu sameeyay reer Awdal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay