November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Sidee madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa loogu soo dhaweeyay London

Sidee madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa loogu soo dhaweeyay London oo uu ka furmayo shir siyaasadeed oo Ingiriisku ku muujinayo in uu Somaliya ku leeyahay awood dheeraada marka la eego Turkiga iyo Carabta sida Imaaraadka.





Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS