Madaxda Maamul jufeedyada ayaa laga reebay in ay ka hadlaan shirka Somalida ee London. Horjoogeyaasha qaar ayaan Ingiriis hadli karin kana horjeedin karin shir noocana. Farmaajo ayay ku adkaatey in uu iska reebo maamul jufeedyada.
Shirkan maalinlaha ah ayaa hore loo diyaariyay warmurtiyeedka waxana laga hor akhrin doonaa isla shirka kladibna saxiixa lagu duugi doonaa.
Wararka laga helayo London ayaa sheegaya in madaxda maamul goboleedyada laga reebay inay ka mid noqdaan madaxda khudbooyinka ka jeedineysa shirka, arrintan oo ay dalbadeen xalay, laakiin si cad loogu sheegay in khudbadda Soomaaliya uu jeedinayo madaxweyne Farmaajo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay