01/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Woqooyiga Kuuriya oo sheegtay war ka nixiyay Maraykanka

Woqooyiga Kuuriya ayaa sheegtay war ka nixiyay Maraykanka kadib markii ay tijaabisey gantaal wareer geliyay Maraykanka iyo Koofurta Kuuriya nooca uu yahay.

Woqooyiga Kuuriya ayaa sheegtay in gantaalkii ay tuureen uu ahaa gantaal cusub oo hore ayna u tijabin oo ridadiisu dheertahay toosna u garaacaya Maraykanka qaadi karana hubka nukliyeerka.



Gantaalkan cusub ayay Woqooyiga Kuuriya sheegtay in uu dib uGu soo noqdey dhulka kadib martkii uu si toosa u aaday hawada sare oo ay muhiim u tahay.



Kuuriya ayaa hadda awood u leh in ay la yimaadaan awooda ay gantaal toos ugu garaaci karaan Maraykanka oo isagu leh awoodaas.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS