01/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Somalida ku nool Yaman oo farxad is hayn kari la ku soo noqoshada dalkooda

Somalida ku nool Yaman ayaa farxad is hayn kari la ku soo noqoshada dalkooda kadib markii ay heleen fursad ay ku soo noqdaan dalkooda. Yaman ayaa waxa burburiyay Sucuudiga oo dagaal diimeed u gaara kula Jira shacbiga Yaman.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS