01/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka ciyaaraha maamulka Somaliland oo ka badbaaday daad socda oo ay isku qaadeen

Wasiirka ciyaaraha maamulka Somaliland ayaa ka badbaaday daad socda oo ay isku qaadeen xilli ay ka talaabayeen doox socda oo u dhow degmada Boon ee gobolka Awdal.

Waxa daad isku qaadistan ku dhintey maayerka tuulada Xariirad halka qaar kalana ay dhaawacmeen. Daad isku qa


adista ayaad moodaa in laga helo raganimo dheeraada.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS