02/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Baasaboorkii maamulka Somaliland oo daaqada ka baxay kadib markii uu Hargeysa dhaafi waayay: MAQAL

Baasaboorkii maamulka Somaliland ayaa daaqada ka baxay kadib markii uu Hargeysa dhaafi waayay. Baasaboorka bugta ah ayaa boqolaal masakiina lacag looga cuney waxana ogolaatey Itoobiya oo madaxda maamulku ku tagi karaan.

Shacabka Somaliland ayaa baasaboorka saxda ah u doonta Garoowe ayadoo la sheegayo in xerta Siilaanyo ku iibiyaan meelo gaara oo Hargeysa iyo Burco kana helaan boqolaal doolar oo lacag adag ah.



Wasiirk ku xigeenkii hore ee qorsheynta maamulka Somaliland C/kariin Axmed Mooge ayaa qarxiyay arintan.

Hoos ka dhegeyso




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS