Dawlada ayaa qaaday hawlgalkii ugu weynaa ee lagu qaado argagixisada dhuumaalaysiga ku jirta. Abaanduulaha ciidanka ayaa sheegay in ay markasta qaadi karaan dagaal looga xoreynayo argagixisada.
Wuxuu abaanduuluhu sheegay haddii argagixisadu disho haweenka iyo caruurtayada in ayna cafin doonin kuwa argagixisada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay