13/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Deg deg: Cali Khaliif oo caawa Hargeysa soo gaadhey caadina isku dhiibey

Deg deg: Cali Khaliif oo caawa Hargeysa soo gaadhey caadina isku dhiibey. Wararka hadda naga soo gaadhaya Hargeysa ayaa sheegaya in Cali Khaliif iyo inta ku dhow reer ahaan ay wada socdaan.

Cali Khaliif ayaa ku maaweeliya taageerayaashii Khaatumo in uu wado danta reerka laakiin la ogaadey in uu lahaa dano siyaasadeed oo khaasa.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS