13/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Libaaxa badda nooca shaarubaha leh oo gabadhyar biyaha la galay: maxaase dhacay kadib

Libaaxa badda nooca shaarubaha leh ayaa gabadhyar biyaha la galay. Gabadhan ayaa la ciyaaraysay waxase halmar la arkey asagoo la duuley.

Waxa lagu guulaystey in laga soo rido mana jirto cid wax ku noqotey. Dhacdadan ayaa ka dhacday dalkaasi Kanada





Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS