Argagixiso hubeysan ayaa haweenay ku diley Gaalkacayo sideese dilku u dhacay. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in nin hubeysan uu halkaasi ku dilay haweenay Ganacsato aheyd.
Sida ay sheegeen Saraakiisha Ciidamada haweenayda la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Warsan Faarax Yacquub, waxaana ay ka mid aheyd Haweenka ganacsatada ah.
Argagixiska hubeysanaa ee dilka geystay ayaa waxaa la sheegay in uu baxsaday , waxaana goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan kuwa maamul goboleedka Puntland.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay