08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

C/salaam Hereri oo barnaamij qiiro leh ka diyaariyay abaaraha gaar ahaan Togdheer

C/salaam Hereri ayaa barnaamij qiiro leh ka diyaariyay abaaraha ku habsaday gobolka Togdheer iyo qaybo ka mida Sool oo dadku u dhimanayaan biyo la’aan baahsan.




ARAABINEWS