November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dad aan rabin dawladnimada ayaa ka dambeeya dagaalada Gobolada dhexe: C/qaasim Salaad Xasan

images[7]Qaahira–Madaxweynihii hore Somaliya ee ku meelgaadhka ahaa C/qaasim Salad Xasan ayaa sheegay in dagaalada ka soo noqnoqanaya gobolada dhexe ay ka dambeeyan dad aan dawladnimada rabin. Wuxuuna ku baaqay in gacan bira lagu qabto oo ay odayadu xal ka gaarin.

“Odayaasha waa inay u istaagaan xalinta dagaal kasta oo salka ku haaya arrrimo qabiil, iyaga oo keliya baa xal sax ah ka gaari kara.” Ayuu sii raaciyay Dr. C/qaasim.

Dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Guriceel, ayaa sababay saamaynta ugu badan ee sanadkaan, iyadoo Madaxduna ay xalka u doonayn Gobolkaasi Galgaduud

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS