01/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxamuud Xaashi oo iibsadey xildhibaanadii Saylac iyo maayer Xuseen IIdle oo hadley: WARAYSI

Maxamuud Xaashi oo si caadiya uga taliya maamulka Somaliland isku jufana yihiin ninka maamula kastamka Saylac ee dadka cunaha qabtey ayaa iibsadey xildhibaanadii Saylac iyo maayer Xuseen IIdle oo Hadley




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS