02/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuqaal muujinaya sida diin ka bixida ah ee argagixisadu u xasuuqdo dadkeena yar iyo weyn

Muuqaal muujinaya sida diin ka bixida ah ee argagixisadu u xasuuqdo dadkeena yar iyo weyn. Waxa duubtey kaamaro la dhigey jidka aada meel aan ka fogeyn aqalka ummada ee magaalada Muqdisho.

Bal u fiirso sida hooyadu ugu dhegtay cunugeeda ayadoo ilowdey nafteeda.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS