Siilaanyo ayaa maxaabiis Burco ku xidhan cafis u fidiyay. Maxaabiista wararku sheegayaan in la sii daayay ayaa lagu qiyaasay tiradooda 87 waxayna ku jiraan magaalada Burco. Sida wararku sheegayaan maxaabiistan ayaa dhigoodu dhinteen.
Maxaabiistan ayaa loo sii daynayaa maadaama uu xabsiga ka dilaacay cudurka shuban biyoodka oo diley qaar ka tirsan maxaabiista ku jirtey xabsiga.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay