14/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Tirada maxaabiista uu haleelay shuban biyoodka Burco oo laga hadlay iyo wasiir Samsam oo la eedeeyay

Tirada maxaabiista uu haleelay shuban biyoodka Burco ayaa waxa ka hadlay taliyaha asluubta kadib markii shalay la sii daayay maxaabiis si looga badbaadiyo shuban biyoodka.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS