Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ka waramay laba kaalin ee haweenku qabtaan xilli wax laga weydiiyay tirada haweenka ee uu u magacabay gobolka oo aad loogu amaanay.
Haweenka ayaan marnaba helin xaqa ay ku leeyihiin dalka ayagoo ah kuwa ay ku dhacdey dhibaatada dalka ka taagan ee ay keeneen argagixisada iyo qabqablayaashii qabiileed ee ka horeeyay.
Hoos ka dhegeyso
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay