Ruushka ayaa tijaabiyay gantaal xawaarihiisu ka nixiyay Maraykanka iyo Yurub kana dhigaya difaacooda cirka mid aan jirin. Gantaalkan ayaa loogu magacdaray Sircon.
Gantaalkan ayaa xawaarihiisa orod ka dhigayaa mid cadowgu ayna dareemin goor uu soo galay taas oo macnaheedu yahay in difaacyada hadda jiraa ee Maraykan iyo Yurub ayna yihiin kuwa ebera.
Ruushka ayaa hubkan ka tuurey Markab ah kuwa sida hubka nukliyeerka. Maraykanka ayaa hubkiisa difaac nooca uu isku haleeyo keenay Koofurta Kuuriya waxase eber ka dhigey gantaalkan Ruushku tuurey.
Difaaca Maraykanka ee gantaalada ayaa mid suga inta gantaalku soo galaya hawada dhulka kadibna tuurta gantaalo ka taga halka midkan Ruushku uu daqiiqadu kula joogo.
Gantaalka cusub (sawirka hoose)
Maraykanka ayaa sheegay inay ogaayeen awooda gantaalkan laakiin ayna fileyn in si deg dega durba loo tijaabiyo.
Ruushka ayaa waligiiba kaga horeeyay Maraykanka awooda ciidan ee cir iyo dhulba xaga Maraykanka oo wara reer gabeedka intisa kale siiba inta kuwa hadasha af-Ingiriiska dhinaca saxaafada iyo borobagaandada.
Dhawaan ayay ahayd markii Ruushku soo saaray taangi casri ah oo waxba la’aan ka dhigey difaacii la dagaalanka taangiyada ee reer Galbeedka, kuna qasbey Sweden iyo Norwey in ay dib u eegaan hubkii ay awal haysteen in uu wax tarayo iyo in kale.
Taangiga cusub ee Ruushka
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay