16/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir diinta maamulka Somaliland oo imaamyada Hargeysa uga digey kala eedaanka

Wasiir diinta maamulka Somaliland ayaa imaamyada Hargeysa uga digey kala eedaanka xilliga Ramadaanka oo ay keentay urur diimeedyo Carab ka yimi oo dalka qasaya.

Wasiirkan ayaa lagu eedaynaya in uu ka mid yahay ururka xagjirka ah ee Sucuudiga ee Wahaabiyada/Salafiyiinta.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS