16/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Faysal Magafaha reer Burco ee Saylac jooga oo qirtey in uu ku naaxay Saylac lacagna laga sameeyo

Faysal Magafaha reer Burco ee Saylac jooga cashuurana haweenka buka iyo dadka masaakiinta ah ayaa qirtey in uu ku naaxay Saylac lacagna laga sameeyo.

Wuxuu sheegay in badhasaab Ciise ah oo fiican la shaqeeyo halka muran ka taagan yahay maayer cusub oo la doortey oo lagu eedaynayo in uu Faysal Magafe wato.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS