16/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka Somaliland oo welli ku jahwareersan saamiga Itoobiya laga siiyay dekedda Berbera

Maamulka Somaliland ayaa welli ku jahwareersan saamiga Itoobiya laga siiyay dekedda Berbera. Wasiirka arimaha dibeda ayaa bixiyay hadalo is khilaafsan.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS