November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Raiisa wasaare Kheyre oo la sheegayo in uu diidey in isdaba yaac lagu tago Sucuudiga

Raiisa wasaare Kheyre ayaa la sheegayaa in uu diidey in isdaba yaac lagu tago Sucuudiga xilli la soo saxiixayo lacagta uu Sucuudigu uGu deeqayo Somaliya oo dhan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa bishii hore tagey Sucuudiga halkaana Sucuudigu ogolaadey in uu wax ka gaysto horumarinta dalka inkastoo Farmaajo lagu eedeeyay in uu goobo camiyan oo Koofurta wax ka qabanayo.



Urur diimeedyada ka taliya Carabta ayaa manta kala qaatey safaaradihii shacabkiina colaad dhex dhigey. Carabtan ayaa dhamaantood hubeeya urur diimeedyada ka dagaalama Siiriya, Ciraaq, Somaliya, Liibiya iyo Somaliya.

Waxaa hadda raiisal wasaaruhu leeyahay waa in sadex wasiir uGu yaraan tagaan Sucuudiga maalmahan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS