16/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xanuunka shuban biyoodka oo ka dilaacay xabsiga Boorama yaase eeda leh

Xanuunka shuban biyoodka ayaa ka dilaacay xabsiga Boorama oo dad badan oo lagu xirey ay ku tilmaameen musqul nadaafad xumadiisa iyo xaqooda oo lagu xadgudbo.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS