17/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wiil dhalinyaro ah oo laga soo duubey asagoo la garaacayo Liibiya oo la gartey

Wiil dhalinyaro ah oo laga soo duubey asagoo la garaacayo Liibiya ayaa la gartey. Wiilkan ayaa ka soo jeeda Hargeysa lama garanayo in muuqaalkan lacag lagu doonayo in kale.

Wiilkan ayaa muuqaal garaacistiisa la soo geliyay baraha bulshada.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS