18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xaglatoosiye oo war ka soo saaray cudurka nadaafad xumada ee shuban biyoodka

Xaglatoosiye ayaa war ka soo saaray cudurka nadaafad xumada ee shuban biyoodka oo si xun u ritey Burco, Hargeysa iyo Awdal. Wasaaeada caafimaadka ee Xaglatoosiye ayaa ah wasaarad fadhiida oo gudan weyday hawsheedii halka Xaglatoosiye ku mashquuley dabacararka Cali Khaliif.






Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS