12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxamuud Xaashi oo goordambe ku baraarugey nadaafada fasaxayna maxaabiista jeelka Boorama

Maxamuud Xaashi ayaa goordambe ku baraarugey nadaafada fasaxayna maxaabiista jeelka Boorama. Maxamuud Xaashi ayaa sheegay in hadda wax ku qaadanayo in maxaabiistu xaq leeyihiin.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS