21/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Culimadii Somalidu taqaanay oo cabasho u tagey golaha guurtida Somaliland markii masaajidadii lagala wareegay

Culimadii Somalidu taqaanay oo cabasho u tagey golaha guurtida Somaliland markii masaajidadii lagala wareegay. Culimadan ayaa waxa masaajioda kala wareegay urur diimeedka Salafiyiin/wahaabiyada ee Sucuudigu ku soo daadiyay wadamada Muslimiinta ee walibna fiqiirka ah.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS