November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Bahda ARAABINEWS oo tacsi u diraya ilma Axmed Hoori

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan ARAABINEWS waxay tacsi u dirayaan ilma Sheekh Axmed Hoori oo aabahood Sh Axmed Hoori ku geeriyooday Boorama.

Waxaan RABI uga baryaynaa in uu Sh Axmed Hoori ka waraabiyo janadiisa fardowsa eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS