12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jaaliyada Khaatumo State ee Nayroobi oo war ka soo saartey madaxtinimada Cali Khaliif

Jaaliyada Khaatumo State ee Nayroobi ayaa war ka soo saartey madaxtinimada Cali Khaliif oo hadda isku dhiibey Somaliland baryahana dhex mushaaxa Hargeysa. Cali Khaliif ayaa Khaatumo ka dhigtey mansab jeeb lagu sito oo shaqsi.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS