08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Farmaajo oo fuuley manbarka masjidka weyn ee Muqdisho qudbadna ka jeediyay: SAWIRO

Farmaajo ayaa fuuley manbarka masjid ku yaal Muqdisho qudbadna ka jeediyay. Madaxweyne Farmaajo ayaa qudbad qiiro leh u jeediyay xilli argagixisadu xoojisay xasuuqa ay ku hayaan ummada Somaliyeed yar iyo weyn, haween iyo da’ ayna u kala sooneyn.

Wuxuu yiri waxay rabaan dhiigmiiradku in ay weji xumeeyaan diinta Islaamka kuna qaraabtaan ayagoo ina sheeganaya’. Argagixisada ayaa hadda waxa u haray kaliya ficilada ay ka fuliyaan caalamka oo uu ku jiro dalkeenu.



Waxa toos argagixisadan laga xukumaa Sucuudiga waxayna faafiyaan caqiiqada Sucuudiga iyo dhaqamada looga dhamo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS