20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Garaad Jaamac garaad Cali oo diidey qoraalkii ka soo baxay Cali Khaliif iyo Somaliland

Garaad Jaamac garaad Cali ayaa diidey qoraalkii ka soo baxay Cali Khaliif iyo Somaliland. Garaadka ayaa sheegay in waxyaabaha la saxiixay ay ka soo horjeedaan aayaha dadka reer Khaatumo.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS