Diyaarad weerar ka gaysatey deegaan miyi ah oo ka tirsan Awdal ayaa waxa ka dhashay khasaare. Somaliya ayay ka taliyaan jufooyin dawlado isku magacaabay waxana ka faaiideysanaya diyaarado dagaal oo ka soo kacaya badda.
Sida uu sheegay gudoomiyaha gobolka Salal waxay diyaaradaha waxyeelo u gaysteen qof miyi ah waxayna ka dileen hal awra halka midkale dhaawaclooga tagey.
Diyaaradaha iska dul heeheeba Somaliya ayaa waxay doonaan sameeya xataa ka ugaadhsada maadaama hawada Somaliya ay ogyihiin in jufooyin dawlado isku sheega ka taliyaan sida tan ka dhacday Saylac.
Diyaaradan ayaa weerartay xoolo caruurna khalkhal geliyay taas oo muujinaysa in ay yihiin kuwa ugaadhsada ugaadha gobolku qani ku ahaa hadda dabargo’dey.
Maamulka Somaliland ayaa banaanka is keenay sheegayna in ayna ogeyn halka diyaaradahan ka soo galeen Jabuutina ay ka warsan doonaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay