08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Taalooyinka SNM loo taagey oo si badanaya iyo mid kale oo la taagey

Taalooyinka SNM loo taagey ayaa sii badanaya iyo mid kale oo laga taagey duleedka Hargeysa. Kooxda SNM ayaa dilal iyo xasuuqyo badan ka gaysatey Woqooyiga Somaliya intii ay hubka iyo saanada ka heli jirtey xukuumadii Mingeste Xayle Maryam ee Ruushku taageersanaa.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS