15/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Maayerka sharciga ah ee Saylac Sacad Daahir oo beeniyay in la xaliyay maayernimada: MAQAL

Maayerka sharciga ah ee Saylac Sacad Daahir Cige ayaa beeniyay in la xaliyay maayernimada sheegayna in wasiirada ka yimi Hargeysa ay qirsan yihiin sharcinimadiisa laakiin loo diidan yahay.



Hoos ka dhegeyso

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS