14/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fanaanada Ruun Xaddi oo ka sheekaysay sidey u ilmeyn jirtey markey Jabuuti u heesayso xoriyada

Fanaanada Ruun Xaddi ayaa ka sheekaysay sidey u ilmeyn jirtey markey Jabuuti u heesayso xoriyada markaas oo ay joogtey Muqdisho. Waxay dhinaca kale ka hadashay cabsi Jabuuti ka soo deristay dhinaca Eritariya.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS