20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

C/raxmaan Ciro oo xaqirey codka gobolka Awdal sheegayna in labo gobol kaliya muhiim u tahay

C/raxmaan Ciro oo xaqirey codka gobolka Awdal sheegayna in labo gobol kaliya muhiim u tahay.  C/raxmaan Ciro oo aan marnaba u xaglin reer Awdal ayaa yiri waxa dhawaan bilaabmaya kaadh qaadashada labada gobol ee ugu muhiimsan ee Woqooyi Galbeed iyo Togdheer.



 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS