20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixiso qabiil waa ka baxeen waxa looga hortagi karaa waa wadanimo: Madaxweyne Farmaajo

Argagixiso qabiil waa ka baxeen waxa looga hortagi karaa waa wadanimo ay horkacayaan dhalinyarada Somaliyeed ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlasy maalinta kowda Luulyo.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS