November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Qadar oo sheegtay in ay beri war ka soo saarayso warqad Sucuudigu soo qorey

Qadar ayaa sheegtay in ay beri oo Isniina war ka soo saarayso warqad Sucuudigu soo qorey usbuucii hore kana dalbanayay qodobo badan oo qaarkood xadgudub ku yihiin xornimadeeda.

Sucuudiga ayaa u qabtey ilaa maanta oo Axada in ay ka soo jawaabto warqad qoraala oo u badan cabashooyin iyo waliba in ay Turkiga ka saaran dalkeeda.



Erdogan ayaa sheegay in ayna qorshaha ugu jirin in uu ciidankiisa ka saaro Qadar oo ah dal xora oo go’aan qaadan kara.



Wasiirka arimaha dibedda ee Qadar ma sheegin jawaabta at bixin doonaan berito.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS