15/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sidee imtixaanaadka dugsiyada sare iyo dhexe uga socdaan gobolka Togdheer

Sidee imtixaanaadka dugsiyada sare iyo dhexe uga socdaan gobolka Togdheer. Somaliland ayaa sheegtay in ay imtixaanaadkan u fariisteen ardey gaaraysa 25 kun oo isugu jirta dugsiyada hoose dhexe gaar ahaan afraad iyo sideedaad.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS