08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) oo muujiyay isku duubnaan iyo Siilaanyo oo ay ugu baaqen in uu deg deg u qaado ciidankiisa Quljeed+MUUQAAL

WP_20141208_004Boorama 08 Dec 2014–Suldaanada beesha Jibriil Yoonis (Samaroon) ayaa muujiyay isku duubnaan uguna baaqay Siilaanyo inuu ciidankiisa degdeg ugala baxo Quljeed halkaas oo uu geeyay ciidan Ingiriisku u tababarey oo loogu talagaley argagixisada. Beelaha Gadabuursi ayaa intooda badan isku raacsan in ay heeryada SNM iska dulqaadaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM