21/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiye Ciro oo soo dhaweyn xoogan ka helay deegaanka Waaridaad oo ka tirsan Togdheer

Gudoomiye Ciro ayaa soo dhaweyn xoogan ka helay deegaanka Waaridaad oo ka tirsan Togdheer. Ciro ayaa socdaal taageero ku maraya Togdheer.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS