20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Khaliif oo ku hanjabay in heshiiskii Somaliland burburey haddii shirka Burco dhici waayo

Cali Khaliif ayaa ku  hanjabay in heshiiskii Somaliland ay la galeen burburayo haddii shirka Burco dhici waayo. Hadalka Cali Khaliif ayaa imanaya ayadoo siyaasiyiinta Dhulbahante ee Hargeysa laga biilo qaarkood diideen shirka Burco.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS